spot_img
spot_img
0 0

Qaar ka mid ah Musharaxiin u tartamay Xilka Madaxweyne ee Puntland ayaa eedeyn u jeediyay Mr:Gaas “Gaas inta uu nayiri Laascaanood Faataxo laguma qabsan ayuu Tukaraq bixiyey

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:42 Second

Qaar kamid ah musharrixiinta u taagan xilka Madaxweyne ee Puntland ayaa eedeymo u soo jeediyay madaxweynaha hadda talada haya ee Mr: Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.

  Siciid Cabdulaahi Deni goo ah Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweyne ee Puntland oo lagu soo dhaweeyay xarunta ganacsiga Ee Garoowe waxa kuu ka hadlay xaalada dalka iyo Arimaha Puntland.

Siciid Cabdulaahi Deni ayaa si cad u dhaliilay xukuumadda C/wali gaas, wuxuuna sheegay inaanu ku guulaysan horumarinta Dowlada Puntland.

Mr: Deni ayaa sheegay inuu Gaas kala daadiyey Ciidankii  puntland ay la heed

 C.wali Gaas inta uu nayiri Laascaanood Faataxo laguma qabsan ayuu Tukaraq bixiyey

Puntland ayaa wajahaysa doorashadii ugu adkeed ee ka dhacdo deeganada puntland, waxaana jira musharraxiin badan oo xilkaasi isku soo taagay.

Edeyntaan ayaa imaaneysa iyadoo qilaaf xoogan uu soo kala dhax galay Mr:Gaas iyo ku xigeyn kiisa Mr:camey.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!