spot_img
spot_img

Puntland: Saciid Cabdullahi Deni Oo Shaaciyay Liiska Musharixiinta Aqalka Sare.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa shaaciyay liiska musharixiinta Aqalka sare ee maamulkisa.

Deni ayaa maanta soo saaray liiska 22 musharax kuwaas oo u tartamaya 11-kursi ee maamulka Puntland ku leeyahay Aqalka Sare ee BJFS.

Maamulka Puntland ayaa noqday maamulki seddaxaad ee si rasmi ah u magacaaba liiska musharixiinta Aqalka sare kadib Maamulada Koonfur galbeed iyo Jubbaland.

Hoos ma akhriso magacyada Musharixiinta Aqalka sare ee Puntland.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!