Nalal cadceedda ku shaqeeya oo laga hirgaliyey Dagmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.

0
209
0 0
Read Time:32 Second

Jamaame(Weheliye Online)-Dadka deegaanka ayaa aad usoo dhaweeyay ka dib markii Baarsanguuni ee kirsan dagmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayaa soo dhaweeyay leerarka cadceeda ku shaqeeya oo laga hergaliyay deegaankaasi xili dadka deegaanadaasi ay ay ka cabanayaan fatahaado soo laalaabtay oo saameen ku yeeshay beerahooda.

Inta badan leerarka ku shaqeeya cadceeda waxa laga hergaliyaa deegaanada laga xureeyo dagaalamayaasha Al-shabaab,waxan sidoo dayactir lagu sameeyaa xarumaha dowlada ,taas oo sababta un dadkii ay dib ugu noqdaan deegaankooda.

Faafaahinta warkaas waxaa kismaayo kasoo diray wariyaha VOA ee magaalada kismaayo Adan Maxamed Salaad.

VOAsomali

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %