spot_img
spot_img

Muqtaar Roobow ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan la sii daayo!

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Waxa lagu wadaa in saacadaha soo cosdo in uu dib xuriyadiisa u helo Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur kaa oo ay dowladda ka soo xirtay Magalada Baydhabo ee G.Baay.

Muqtaar Roobow ayaa ka mid ahaay Musharaxiinta U taagneed qabashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.

waxana magaalada Baydhabo laga soo qabtay 13ka bishaan aynu ku guda jirno, kadib amar ay bixisay dowlada.

Wadahadalada ayaa ah kuwa u dhaxeeya dowlada Soomalia
iyo siyaasiin doonaya in Roobow uu xuriyadiisa dib uu u helo.

Dowlada Soomaaliya ayaa Roobow ku eedeysay in uu buuxin shuruudihii looga baahnaay taas oo sababtay in uu ka haro doorashada ka dhacday Koonfur Galbees.

Ila wareedyo ku dhaw Muqtaar ayaa lftinews.com u xaqiijiyay in ay meel fiican mareyso arinta sii deynta Roobow oo laga yaabo in saacadaha nagu soo aadan la soo daayo

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!