-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Mucaaradka Turkey oo ka horyimid kaalmada lacageed oo Erdogan ugu yaboohay Soomaaliya

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:31 Second

CAIRO — Mucaaradka waddanka Turkey ayaa ka soo horjeestay kaalmada lacageed oo ay dowladda Erdogan u ballan qaaday Soomaaliya, taas oo gaareysa 30 Milan oo dollar, waxaana mucaaradku sheegay in dalkoodu aanu awoodin lacagtaas, maadaama uu dhaqaalahooda saameeyay COVID-19.

Inta badan dowlada turkiga ayaa garab militriy iyo mid dhaqaale la garab taagan somalia,mucaaradka turkiga ayaa sheegay in lacagta la siiyo soomaaliya ay aad u badan tahay,balse hoos loo dhimo.

Wariyaha VOA Xussein Cismaan Sahnuuni oo warkan kasoo diray magaalada Qaahira ee dalka Masar.

X:-Voasomali

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!