-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Mooshinka Farmaajo oo cod loo qaadayo iyo saaxibadiis oo arin ta mooshinka wax ka qaban waayay

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:57 Second

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Gudoomiyaha Golaha shacabaka ayaa u muuqda mid hadda dib u helay awood uu wax ku amro ,kadib kadib saddex maalmood  oo uu ku xayirnaa Villa Uganda.

Shalay ayeey aheed mar ay warbaahinta loogu wacay xafiiska Gudoomiyaha oo la filayay inuu shir jaraa’id qabto lkn waxa aad loo adkeyay xeendaabka Madax tooyada taas oo xitaa ku adkaatay galideeda xildhibaanada qaar.

Gudoomiye mursala ayaa kasoo guuray hoyga uu ka dagnaay Madaxtooyada kaas oo soo dagay Hotel Shabeel oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxana la filayaa in howshii baarlamaanka uu halkaas kasii wado.

Saacado kadib markii uu caga  Hotel Shabeel waxa uu durbadiiba ka hadlay mooshinka madaxweyne Farmaajo isagoo sheegay in mooshinkaan uu yahay mid sax ah, lana marin doono habraaca dastuurka Qaranka iyo xeer hoosaadka golaha shacabka.

Gudoomiye Mursal ayaa ku adkeysanayaa in Mooshinka la geyn doono Golaha shacabka, codna loo qaadi doono.

Madaxweyne Farmaajo iyo saaxibadii ayaa ku fashilmay isku day ay ku doonayeen in la qaboojiyo xiisada mooshinka’kadin markii cadaadis xoogleh ay saareen Gudoomiye Mursal, balse uusan mowqifkiisu wali waxba iska badalin.

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ma uusan carabaabin waqtiga la qaban doono mooshinka.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!