Meydka Ra’isul Wasaare Cali Khaliif Galeyr oo Goordhow La Keenayo Magaalada Muqdisho

0
194
0 0
Read Time:24 Second

Waxaa lagu wadaa goordhow in meydka ra’isul wasaare Cali Khalif Galyer laga soo dajiyo caasimadda Soomaaliya ee  Muqdisho.

Cali Khaliif oo geeriyoodey 8-dii bishan waxaa uu ku geeriyoodey magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Sida wararku sheegayaan marka la keeno Muqdisho ayaa lagula tukan doonaan garoonka, kadibna waxaa lagu aasi doonaa isla Muqdisho

Diyaar garow aad u xoogan ayaa laga dareemayaa goroonka diyaaradaha magalada Muqdisho ,sidii aas qaran loogu sameyn lahaay saacadaha na soo aadan .

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %