spot_img
spot_img

Maxkamadda CQS ee Jubbaland oo dil Toogasho Ku fulisay Cabdirisaaq Cumar(Sawiro)

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee maamulka Jubbaland ayaa maanta xukun dil ah ku fulisay marxuum dable Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi oo katirsanaa ciidanka Daraawiishka Jubbaland, kaas oo 27-dii bishii October ee sanadkaan ku dilay magaalada Kismaayo Nabadoon Xassan Goolo oo kamid ahaa  Odeyaasha dhaqanka ee  Jubbaland.

Maxkamada ciidamada ayaa 6_dii Novenber ku riday xukun dil ah  ,taas oo ah qisqaasta Nabadoonkii ku baxay gacanta   asrkariga saakay xankunka dilka lagu fuliyay.

Askariga saaka la toogtay ee Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi ayaa kamid ahaa koox ka koobnayd 11 ruux kuwaasi oo dhamaantood lagu riday xukunno ku saleysan denbiyadii ay galeen oo ahaa abuurista falal amni darro oo uu qayb ka ahaa dilka Nabadoonka.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!