spot_img
spot_img

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia oo toogatay nin dilay wadaad caan ahaay,Xili uu ku jiray salaada Taraawiixda!

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Maxkamadda Ciidamadda Qalabka Sidda ee Somalia ayaa  toogatay Gacan Ku Dhiigle Alshabaab ka tirsanaa Fagaaraha Maanyafuulka ee Duleedka Baydhabo.

Maxamad Aadan Cali Booroow oo 15/6/2017 ku dilay Masjid ku yaala Baydhabo, Sh Madeer Madgaab Caliyow xilli uu Taraawiix ku jiray ayeey kol hore Maxkamadda Ciidamaddu ku xukuntay toogasho.

Gudoomiyaha Maxkamadda Col Xasan Cali Nuur Shuute ayaa goobjoog ka ahaa Fagaaraha ay toogashadu ka dhacaysay.

Waxana kasoo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed kuwaas oo goob joog u ahaay xukunka dilka ee lagu fuliyay
Maxamad Aadan Cali Booroow

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!