Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Oo Maanta Xukun Ku Riday Mid Ka Mida Ragii Weeraray Hotel Cas-Casey

0
264
0 0
Read Time:28 Second

Waxaa maanta xukun lagu riday mid ka mida raggii weerarku ku qaaday Hotelka Cas Casey ee Magaalada Kismaayo.

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa Caliyoow Kuusoow oo ka mid ahaa raggii ka dambeeyay weerarkii hoteelka Cas Casey ee dhacay sanadii hore ku riday xukun dil ah.

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland, Bashiir Maxamuud Xareed ayaa ka dhawaajiyay in eedeysane Kuusow lagu riday xukun dil toogasho ah.

12 July ee sanadkii 2019 ayee ahayd markii weerar lagu qaaday Hotel Cas Casey ee magaalada Kismaayo, waxaana weerarkas ku dhintay in ka badan 26 ruux.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %