spot_img
spot_img

Maxkada Al-shabaab oo xukun dil ah ku fulisay Sarkaal Ka Tirsanaa Dowladda Soomaaliya

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Maxkada Al-shabaab ayaa xukun ku riday sargaal la sheegay in uu katirsanaa Ciidamadda dowladda Federaalka kaas oo ay dhawaan gacanta ku dhigeen.

Xukunkaan lagu fuliyay sargaalka ayaa ka dhacay degmada Galboole ee dhacda galbeedka gobolka Shabeelaha Dhexe ee Maamulka hir-shabeelle.

Max’med Cali Max’med oo magac dheeraa Kartoon ayay maxkamadda Shabaab ku ridday xukun dil ah wuxuuna ku eedaysnaa in uu ku dhacay Riddo(diinta la laabtay), sida ay sheegeen islamarkaana wada shaqeyn la lahaa Ciidamadda AMISOM.

Fagaaraha xukunka dilka uu ka dhacay waxaa ku sugnaa boqolaal dadweyne ah,iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan Xarakadda Al-shabaa

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!