spot_img
spot_img
0 0

Maxey ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Mahamuud?

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku booqday madaxweynihii hore ee dalka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka madaxweynaha dalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha iyo madaxweynihii hore ayaa kulankooda waxa uu ahaa kii ugu horeeyey ee ay yeeshaan tan iyo markii uu dalka dib ugu soo laabtay Ra’iisul Wasaare Rooble oo maalmihii la soo dhaafay safar ugu maqnaa wadanka Boqortoyada Sacudi Carabiya.

Kulankan ayaa loogaga wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin amniga guud , xasilloonida caasimadda iyo arrimaha doorashooyinka dalka.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa bilaabay kulamo la xiriira sidii loogu guuleysan lahaa dadaalada uu ku doonayo in dalka ay doorasho ka dhacdo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!