Madaxweyne Waare oo ku dhawaaqay xubnaha guddiyada doorashada ku metelaya HirShabeelle.

0
199
0 0
Read Time:25 Second

Madaxweynaha xiligiisa uu dhamaaday ee maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay xubnaha Hir-Shabeelle ku meteya guddiyada doorashooyinka heer federaal iyo xalinta khilaafaadka.

Xubnahan ayaa lagu magacaabay wareegto ka sopo baxday  xafiiska madaxweyne Waare, waxaana guddiga doorashooyinka Hir-Shabeelle ku meteli doona Maxamed Maxamuud Cadow iyo Cabdinaasir Maxamed Guuleed.

Sidoo kale xubnaha guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka waxaa Hir-Shabeelle ku meteli doona Liibaan Cusmaan Nuur iyo Farxiyo Xassan Cismaan, sida ku cad wareegtadan ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %