Madaxweyne Qoor Qoor: Ma Aqbali Doono Colaad Ka Dhacda Deegaanada Galmudug.

0
155
0 0
Read Time:24 Second

Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Ax,ed Cabdi Kaariye ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uusan aqbali doonin Colaad iyo khalalaaso ka dhacda deegaanada Maamulka Galmudug.

Waxa uu sheegay in dadka reer Galmudug lagu xanto inay degaanadooda ka jiraan Colaad, balse madaxda Galmudug ay diyaar u tahay inay ka hortagto wax kasta oo keenaya colaad.

Hadalka Madaxweyne Qoor Qoor ayaa kusoo aadaya xilli maalmihii la soo dhaafay xubno ka tirsan Alshabaab ay dhaq dhaqaaqyo ciidan ka wadeen deegaano ku yaalla duleedka Galmudug.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %