spot_img
spot_img

Madaxweyne Farmaajo oo safar sare ku tagi doono wadan somaliya la ah…….?

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Maxamed cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday ee somalia ayaa lagu wadaa in uu safar rasmi ah ku tago dalka Turikiga, gaar ahaan magaalada Antalya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu ka  qeyb gali doono shirka Madasha Diblomaasiyada Antalya.

Hayeeshee shirkan ayaa ah mid heer wasiiro arrimo dibadeed, waxaana sidoo ka qeyb gali doono Madax ka socota Ururo dowli ah iyo kuwa aan dowli aheyn.

Wafdi heer sare ah oo uu hogaamiyo madaxweyne faarmaajo ayaa tagi doono magalada Antalya.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu ka mid yahay martida lagu casuumay shirka.

Shirka ayaa waxaa uu socon doonaa inta u dhaxeysa 18-ka June illaa 20-ka isla bishan.

Sanadkan ayaa waxaa madashan diirada lagu saari doonaa xalinta dhibaatooyinka waaweyn ee ka jira aduunka.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!