-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Madaxweyne farmaajo Oo Booqday Dagmada Marka Gobolka Shabeellaha Hoose

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:34 Second

Madaxweynaha somalia maxamed c//llhi farmaajo ayaa safar aan la shaacin ku tagay macagalada Marka ee  Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo dhowaan Ciidamo loogu magac daray Guutada 14 October ay la wareegeen ammaankeeda.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa u sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu waqti la qaadan doono Guutada 14-ka October ee ciidanka xoogga dalka, kuwaasoo ahaa dhalinyaro ka jawaabay baaqii Madaxweynaha.

Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kulan la qaadan doona qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Marka.

Ciidamada Guutada 14-ka October ayaa todobaadyadii u dambeeyay howlgallo ka waday magaalada Marka, waxaana ay ku guuleysteen inay kala qaadaan ciidan beeleedkii isku hayay magaalada oo muddo afar sano ku dhow dagaalamayay.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!