Madaxweynaha JFS Oo Mareykanka Ka Codsaday Inay Sii Joogan Soomaaliya

0
263
0 0
Read Time:33 Second

Madaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu soo waramaya in dowladda dalka Mareykanka uu ka codsaday in ay sii joogan dalka oo aysan ka bixin kadib hadalkii Madaxweynaha Mareykanka ee ahaa inuu ciidankiisa kala baxayo Soomaaliya.

Jariirada Bloomberg ayaa ku daabacay warkan bogooda, wuxuu madaxweyne Farmaajo jeclaan laha in ciidamada Mareykanka ay sii joogan.

”Runtii waan ku qanacsanahay taageerada Mareykanka, Waana ku faraxsanahay waxa Mareykanka uu qabtay, waxaana jeclaan lahaa inaan aragno ciidamada oo sii joogaya illaa iyo inta ay howsha noqonayso 100%, Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha dalka Mareykanka ayaa codsaday in ciidankisa ay kasoo baxaan soomaaliya, iyadoo dowladda Mareykanka ay soomaaliya ka caawiso la dagaalanka Alshabaab.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %