Madaxweynaha Galmudug Oo Gaaray Degmada Guriceel

0
104
0 0
Read Time:19 Second

Hogaamiyaha Maamulka Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor iyo wafdi heer sare ah ayaa galabnimadii maanta gaaray degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa degmada loogu soo dhaweeyay si weyn,

Madaxweynaha ayaa sidoo kale xariga ka jaray jaamacad cusub oo laga hirgeliyay magaalada Guriceel oo la yiraahdo Ceynul Hayat.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa sheegay in shacabka reer Galmudug
muhiimad u leedahay horumarinta tacliinta.

 

 

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %