spot_img
spot_img
0 0

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo ballaaran ee uu hogaaminayo oo soo gaaray Muqdisho.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:30 Second

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo ballaaran ee uu hogaaminayo ayaa goor dhaw lagu soo gaaray magaalada Muqdishio caasimada Soomaaliya.

Wafdiga uu horkacayo Madaxweynaha Eritrea waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan adde airport ku soo dhaweeyay madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee dowladda.

Soo dhaweyn wanaagsan ayaa loo sameeyay wafdiga uu horkacayo madaxweynaha dalka Eritrea,wafdiga ayaa hada ku sugan Qeybta nasashada ee garoonka diyaaradaha,waxaana lagu wadaa in saacadaha soo socda loo gudbiyo xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Labada Hogaamiye ayaa ka wada hadli doona arimaha hormarka geeska iyo xiriirka wanagsan ee labada dal.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!