Madaxweynaha  Dalka Iiraan oo 3 Arrin oo muhiima  Ka Balanqaaday Dhiggiisa Dalka Ukrain.

0
147
0 0
Read Time:40 Second

Xiriir Qadka Tallefonka oo ay wada yeesheen Madax weynayaasha  Dalka iiraan iyo dhigiisa Dalka Ukrain Volodmyr Zelenky ayaa kusoo dhamaaday is fahan la xariira in la xaliyo arinta ay iiraan ku dhaqaaqday.

Madaxweynaha Dalka iiraan ayaa u balan qaaday dhiisa dalka Ukrain 3 arrin oo muhiim ah.

In Iiraan ay Ukrain u dib u celin doonto meydka 11 u dhashay dalkaasi oo diyaaradda ku geeriyooday.

2. In ay Dhahraan ay magdhow bixi doonto wixii khasaare ah ee halkaasi ka dhashay

3. In la ciqaabi-doono iyo cdaaladda la marsiin-doono dadkii ka dambeeyey falkaasi.

Dhankeeda Canada ayaa sheegeysa in ay jawaabo ka rabto ilaa 57 qof oo dalkaasi u dhashay oo diyaaradda saarnaa.

Arrintan ayaa waxaa ay imaaneysaa saacado kadib markii ay Dhahraan qiratay in ay soo riday diyaaradda taasina ay aheyd qalad.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %