Madaxda Ugu Sareysa Dowladda Soomaaliya Oo Kulan Xasaasi Ah Yeeshay

0
127
0 0
Read Time:28 Second

Kulan qaatay muddo saacado ah ayaa wuxuu xalay xarunta Madaxtooyada , Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo , Ra`iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sh. C.raxmaan.

Kulanka ay madaxta xalay yeeshay ayaa waxaa looga hadlayay sidii iyo qaabkii looso xuli laha Wasiirada Cusub oo aan weli la magacaabin.

Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa qeyb ka ahaa kulankan iyadoo la sheegayo inuu madaxda hor geeyay liis uu doonayo in lagu daro wasiirada.

Dhinaca kale RW Maxamed Xuseen Rooble ayaa balan qaaday inuu si dhaqsi ah uu kusoo dhisayo golaha wasiirada.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %