spot_img
spot_img

Madaxda ugu sareysa dalka oo Kulmay,iyo go’aano la isku mari la yahay?

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Kulamo Gaar gaar ah ayaa saacadihii ugu dambeeyay waxa ay ka soconayeen mdaxtooyada Soomaaliya.

Sida lagu waramayo Shirka ayaa looga hadlayay go’aankii ka soo baxay Gudoomiha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,kaas oo ahaa go’aankii lagu kala diray
Guddigii Maaliyadda, Qorsheynta iyo La xisaabtanka Hay’addaha dowladda.

Shalay ayeey aheed markii Villa Hargeysa ay ku yeesheen kulan xasaasi ah o dhaxmaray Gudoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cadbi Raxmaan ,  Cabdi weli Ibraahim Sheekh Muudeey iyo Mahad Cabdalla Cawad, iyadoona kulankaasi la isku fahmi waayay qodobadii laga wadahadlayay.

Labada Gudoomiye ku xigeen ee Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa la sheegay in ay kasoo horjeedaan go’aankii hasoo baxay Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaaan Gudoomiyaha Golaha Shacabka.

Markii ay isku fahmi waayeen
Labada Gudoomiye ku xigeen iyo Gudomiye Mursal, ayaa la sheegay in ay Guddoomiye Kuixgeenada Golaha shacabka ay kulamo gaar ah la qaateen Madaxweynaha Soomaaliya  Farmaajo, iyagoona Mowqifkooda u cadeeyay Madaxweynaha

Gudomiye Mursal ayaa ku adkeysanaya mowqifkiisa ku aadan In Guddiga Maaliyadda ee Golaha shacabka ay shaqadooda wataan

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!