-1.7 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

madaxda Dowlada Federalka Somaliya iyo qaar ka mid ah M/goboleedyada oo shir uga furmay Muqdisho ( Axmad Modoobe iyo Saciid Dani oo ka maqan shirka).

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:33 Second

Waxaa goordhow Xarunta Afisyooni ee magaalada Muqdisho ka furmay shir u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada taageersan dowladda iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirka waxa ka qayb-galay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaare Rooble, madaxweynayaasha Galmudug, Hirshabeelle, Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Warar aan helnay ayaa sheegaya in madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland aysan ka qeyb gali doono Shirka maanta bilowday ,kaas oo uu maalmo ka hor iclaamiyay madaxweyne Farmaajo, si loo xalliyo muran ka aloosan Arrimaha doorashooyinka dalka.

Xubnaha beesha Caalamka ayaa wado dadaalo ku aadan sidii Axmed madoobe iyo Deni ay ugu qeyb gali lahaayeen shirka maanta ka furmay magaalad Muqdisho.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!