spot_img
spot_img

Madaxda Dalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa Saacadaha soo socda lagu wadaa in ay soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyo wadooyinka oo loo xiray.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Madaxda Dalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa Saacadaha soo socda lagu wadaa in ay  soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyo wadooyinka oo loo xiray.

Inta badan wadooyunka waaweyn ee dhax mara Dagmooyinka Gobolka Banaadir ayaa saakay gabi’aahnba xiran

Ciidamada Fadaraalka Dowlada Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhaxe lagu soo daadiyay wadoowinka muhiimka ah,ayagoo muujinaya feejignaan dheeraad ah dhanka sugida amniga inta ay joogaan wafuuda imaaneysa Muqdisho.

Madaxda Dalka Ethiopia iyo Eritrea ayaa Saacadaha soo socda lagu wadaa in ay  soo gaaraan magaalada Muqdisho, oo laga dareemayo khilaafka Siyaasadeed ee u dhaxeeya madaxda dalka.

Shacabka Muqdisho ayaa inta badan isticmaalaya lugahooda sida ay ku gaaraan meheradahooda ganacsi.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!