spot_img
spot_img

Madaxa xukuumadda GalMudug oo taageeray gogasha uu fidiyay madaxweyne Farmaajo.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Sh. Maxamed Shaakir Ali Xassan madaxa xukuumada galmudug oo soo saaray war saxaafadeed ayaa ugu horeyntii warsaxaafadeed kiisa waxa uu kusoo dhaweeyay gogosha markii labaad uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Somalia Maxamed Abdullahi Farmaajo.

Taas oo uu sheegay inladoonayo in lagu dhameeyo qilaafka ta taagan Dowlada dhaxe iyo maamul goboleedyada Dalka.

Madaxa xukuumada galmudug ayaa ku nuux-nuuxsaday in xiligaan ay Galmudug ay ka walaacsan tahay tabashooyin ay ka keeneen madaxda maamul goboleedyada dalka isaga oona sheegay in loo bahan yahay in loo turo shacabka somaliyeed oo jecel nabada iyo hormarka.

Halkaan ka aqriso war saxaafadeedka

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!