spot_img
spot_img

Madax weynaha maamulka Jubaland Axmed islaam Madoobe oo soo dhaweeyay in miiska wadahadalka lagu dhameeyo tabashooyinka Maamul Goboleed yadda Dalka.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Madaxa u sareeya D.G.jubalad Axmed islaam Axmed madoobe ayaa sheegay in u soo dhaweynayo in la wada hadlo oo la xaliyo tabashooyinka ay qabaan Madaxda Maamul goboleedyada dalka.

Kadib kulan qaatay saacado badan oo ay warbaahinta ka aheed dibad joog oo u dhaxeeyay Hogaamiyaha Mayalka adage e Axmed islaam axmed madoobe iyo ergayga qaramad midoobay u fadhiya Somalia Nichols Haysom iyo Amb.francisco Madiera

Axmed islaam A.Madoobe oo kulanka markuu soo idlaaday war baahinta la hadlay ayaa sheegay iney muhiim tahay in lawada hadlo oo mad madowga jira loo baahan yahay in si hoose loo xaliyo.

             Halkaan ka dhageyso

 

 

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!