Maamulka Galmudug oo soo saaray guddiga farsamada dhismaha Goloyaasha deegaanka

0
159
0 0
Read Time:25 Second

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Gudaha ee maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu magacaabay guddiga farsamada dhisidda Goloyaasha deegaanka ee maamulkaasi.

Xubnahan oo tiradooda gaaraysa ilaa iyo 7 xubnood ayaa waxaa ay ka shaqeyn doonaan sidii loo dhisi lahaa gole deegaan,  iyagoona bilaabi doono kulamo ay la qaadan doonaan qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool degmooyinka ay ka kooban yihiin gobolada Galgaduud iyo Mudug.

Saleemaan Cabdullaahi Xasan ayaa loo magacaabay inuu noqdo guddoomiyaha guddiga farsamada iyo dhisida ee golayaasha deegaanka ee deegaanada Galmudug.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %