spot_img
spot_img

Maamulka Galmudug oo magacaabay guddi maamula deegaanka Wisil ee Mudug

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Wareegto ka soo baxday xafiiska Wasaaradda Arrimaha  Gudaha ee  maamul  Goboleedka Galmudug ayaa waxaa  uu Guddi kumeel gaar ah looga magacaabay deegaanka Wisil ee gobolka Mudug, kuwaasi oo maamuli doono deegaankaasi.

Guddigan ayaa waxaa ay  ka kooban yihiin  13 xubnood oo ka mid ah bulshada deegaankaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee  Wisil ee Gobolka Mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cali Xasan Guleed, halka ku xigeen looga dhigay Cabdi Garaad Cumar Maxamuud

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!