-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Liiska xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland oo maanta la filayo in la soo saaro

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:36 Second

Waxa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo liiska xubnaha cusub ee noqonaya Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland kuwaas oo lagu in ay doortaan Madaxweynaha

Liiska Xildhibaanada ayaa ka koobnaan doona 66 Xildhibaan oo ku qoran dastuurka maamulka Puntland, waxaana maalmaha soo socda ay dooran doonaan Gudoonka baarlamaanka maamulka Puntland.

Qaar ka mid ah musharaxiinta u taagan qabashada xilka Madaxweynaha ayaa walaac ka muujiyay qaabka loo soo xulayo,waxeyna sheegeen in ay xildhibaanada ay noqon karaan kuwa si gaar ah ay u soo xulato Madaxtooyada.

Sidoo kale waxa lasugayaa xubnaha baarlamaanka ee kasoo muuqan doono xulista xildhibaanada cusub ee maanta lagu wado in lagu dhawaaqo.

xildhibaanada cusub ayaa la sugayaa in lasoo gudbiyo waxana isha lagu hayaa magacyada kasoo muuqan doona xildhibaanada Puntland

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!