spot_img
spot_img
0 0

Kulamo gooni gooni ah oo ka socdo Hotelka uu dagan yahay Gudoomiyaha Baarlanka,Maxey ku saabsan yihiin kulamadaas?

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:35 Second

Wararka aan ka heleyno Magalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hotel Shabeel laga dareemayo dha dhaqaaq la xariira booqashada Gudoomiya golaha shacabka.

Hotel uu ku sugan yahay Gudoomiyaha waxa shalay ilaa maanta booqanaya Xubno farabadan oo ka tirsan Baarlamanka,waxa la filikaraa iney wax is badalaan ama ay sii kordhaan xildhibaanada la sheegay iney gaarayaan 92 xubnood oo madax weynaha mooshin ka keenay.

Gudoomiye Mursal ayaa hada la kulmi kara xubnaha Baarlamanka kadib markii uu kasoo guuray Gudaha Madaxtooyada .

Halkaas oo la sheegay inuu kala kulmay cadaadis dhanka siyaasada,iyo in la xadiday dhaqdhaqaaqa Gudoomiyaha.

Waxa jiro isku dayo balaaran oo ay wadaan Sanatarada aqalka sare oo lagu doonayo in wax loogu qabto mooshinka laga wado maxaweyne Farmaajo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!