Kooxda Daacish oo sheegatay weerar ka dhacay muqdisho oo lagu dilay askar ka tirsan ciidanka DFS.

0
340
0 0
Read Time:30 Second

Kooxda Daacish faraceeda Soomaaliya ayaa sheegtay weerar shalay ka dhacay Dagmadda Dharkeynley ee maagalada Muqdisho.

Qoraal ay baahisay wakaalada wararka ee ‘Acmaaq’oo taabacsan Daacish ayaa lagu sheegay in ciidamada Daacish ay weerar ku qaadeen Saddex askari oo ka tirsan ciidamada dowlada soomaaliya oo ku sugnaay isgoyska xoosh, loona adeegsaday Biskoolad,iyadoo halkaasi lagu dilay.

Weerarka ay shalay koox ku hubeysan biskoolad ku waadeen askar ka tirsan ciidamada Dowlada ku sugnaay xoosh, waxa ku dhaawacmay saddex askari ,halka ninkii dableyda ahaay ee werarka soo qaaday lagu dhaawacay,lana qabtay.

Kooxda daacish ayaa sheegato weeraro naadir ah oo ay ka fuliyaan soomaaliya,

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %