Kalluumeysatada Dagmada Eyl oo cabasho xoogan ka muujiyay kullun nuucyo qaar ay ka waayeen Badda iyo maraakiin waaweyn oo si sharci darro ah uga kalluumeysta xeebaha Nugaal.

0
162
0 0
Read Time:20 Second

Nugaal(Weheliye Online)-Qaar ka mid ah Kaluumeysatada ku dhaqan Dagmada Eyl ee Gobolka Nugaal ayaa walaac xoogan ka muujiyay kalluun qaar oo laga waayay xeebaha Eyl ee Gobolka Nugaal.

Caasho Cabdikariim caasho Eyl oo soddonkii sano
Ee ugu dambeysay ka shaqeyneysay kaluunka ayaa wariye Axmed cawil uga war bixisay.

Halkaan ka dhageyso wareysiga

BBCSOMALI

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %