Juventus 3-0 Atletico (3-2 agg): Ronaldo lama-joojiye oo xalay ruxay aduunka kadib markii  HAT-TRICK uu dhaliyay

xidiga heerka caalami ee Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay seddexleey ciyaarii adkeed ee dhaxmartay JuventusVsAtletico Madrid  iyadoo Juventus ay soo bandhigtay qaab ciyaareed cajiib ah Champions League, iyagoo 3-0 kaga badiyay Atletico Madrid si ay ugu soo baxaan quarter-final-ka Champions League  .

Dib u eegista VAR ayaa beeniyay Juve afar daqiiqo gudahood, laakiin hogaanka ugu horeeya ee Ronaldo ayaa rajo ka muujiyay, hogaamiyeyaasha Serie A ayaa sarre u qaaday barbaro goolal la’aan ah.

Lama joojiye Ronaldo ayaa afar daqiiqo oo dheeri ah ka dhaliyay rigoorado laga  dhigay Atletico Madrid.

Ronaldo ayaa haatan 25 gool ka dhaliyay Atletico intii uu kubada cagta ciyaarayay, iyadoo weeraryahankii hore ee Real Madrid uu seddexleey u dhaliyay Tueday isagoo beeniyay in kooxdiisa ay tahay kooxdii ugu fiicneyd ee xilli ciyaareedkan ee Wanda Metropolitano.

Shaxda ciyaarta xalay:-

Juventus XI: Cristiano Ronaldo, B. Matuidi, Bonucci, W. Szczęsny,  Chiellini, M. Mandžukić, Pjanic, E.Can, Cancelo, Spinazzola, Bernardeschi

Subs: M. Cáceres, M. Perin, Rugani, P. Dybala, R. Bentancur, M.Kean, H. Nicolussi

Atletico XI: Juanfran, D. Godín, S. Arias, J. Oblak, A. Griezmann, Morata, Saúl, Koke, T. Lemar, J. Giménez, R.Hernández

Subs: N. Kalinić, Adán, Savic, Vitolo, Correa, Mikel Carro, Francisco Montero

About A.Hussein 1146 Articles
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan