-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

INKA BADAN 120 ASKARI OO MAXAABIIS AHAAN LOOGU QABTAY DAGAALKII XALAY KA DHACAY BALADXAAWO IYO CIIDAMADA XOOGA OO SOO AFJARAY KOOXDII WERARKA SOO QAADAY.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:33 Second

Wararkii ugu dambeyay ee aan ka heleyno Dagmada Baladxaawo ayaa sheegay in ciidamo aad u badan oo ka mida ah kuwii taabacsanaay wasiirka amniga Jubaland cabdirashiid Janan ay baxaabiis ahaan iskugu dhiibeen ciidamada xooga dalka soomaaliya.

Ku dhawaad 120 askari ayaa noqonayaa askartii ugu badneed ee mar qura isku soo dhiiba,kadib markii saqbarkii xalay ay weerar kusoo qaadeen Dagmada Baladxaawo,waxana wararku sheegayaan in ciidamada la dajiyay goobo gaar ah oo ay Dowlada gacanta ku heyso.

Wasiirka warfaafinta soomaaliya ayaa warfiyeen u sheegay in lasoo afjaray,isla markaasna la jabiyay dullaanka ay kenya soo abaabushay oo lagu doonayay in lagu qabsado Baladxaawo somalia.

SAWIRADA CIIDAMADA ISA SOO DHIIBAY.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!