Howlgallo Amniga Lagu Sugayo Oo Laga Sameeyay Magaalada Jowhar.

0
159
0 0
Read Time:26 Second

Waxaa Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle laga sameeyay howlgallo lagu xaqiijinayo amniga guud ee magaalada.

Booliska magaalada Jowhar ayaana sheegay in si aad ah leysku haleyn karo amniga, isla markaana ay sameeyen howlgallo lagu guuleystay.

Taliyaha saldhiga Booliska Jowhar Dhame Maxamed Siyaad Cali Canjeex ayaa sheegay in ay aad u sugen amniga magaalada, wuxuuna tilmaamay inay meel walba ku leeyihin xarumo laga sugo ammaanka guud ee Jowhar.

Magaalada Jowhar ayaa socda olole ku aadan doorashada Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle, taas oo la filayo inay dhacdo.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %