Hooyo iyo laba caruur ah oo lagu dilay Tuulo ka tirsan Warshiikh.

0
185
0 0
Read Time:36 Second

Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar ay xalay ka dhacay deegaanka xaluul ee hoos taga dagmada Warshiikh ee G.Sh/Dhaxe.

Koox hubeysan ayaa la sheegay in weerar ku qaadeen guri ay ku wada sugnaayeen Hooyo iyo caruurteeda oo la sheegay in ay Umul aheed,waxeyna halkaas ku dileen hooyadii iyo illma yar oo ay umul kula jirtay

Inta la xaqiijiyay waxa weerarka ku nafwaayay Hooyo iyo laba caruur ah oo ay dhashay,waxana ku dhaawacmay laba caruur oo kala ha wiil shan sano jir ah iyo Gabar.

Arintaan ayaa salka ku heysa aaqno qabiil oo la sheegay in ay u dhaxeeyso laba beelood ,iyadoo aaska ay socoto aaska dadkii la dilay,waxana Muqdisho loo qaaday caruurtii ku dhaawacantay.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %