spot_img
spot_img

Heshiis rasmi ah oo laga gaaray khilaafkii doorashooyinka Gobolada waqooyi ee Soomaaliland.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

War murtiyeed ay si wadajiraa usoo saareyn Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ayee ku shaaciyee in heshiis rasmi ah laga gaaray khilaafkii in muddaa u dhaxeeyay oo ay isku hayeen cidda maamuleysa doorashada gobolada waqooyi ee S0omaaliland.

Qoraalkooda waxaa ay ku sheegeen in heshiis is wada ogol ah ay gaareen iyagoo tixgelinayo wadajirta dadka midnimo doonka ah ee kasoo jeeda gobolada waqooyi ee Somaaliland iyo danta guud ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed ugu jirta iney doorasho qabsoonto.

Dhinacyada waxey soo saareen qodobo afar ah oo ay sheegeen iney ku heshiiyeen, iyadoo warqada ay ku wada saxiixnaayeen Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed.
Hoos ka akhriso qodobada:

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!