spot_img
spot_img

Gudoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi oo Laaley Guddiga Dir Ee uu soo saaray Rooble, “Beeluhu Ma Garanayaan Meel Laga Keenay”

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Gudoomiyaha aqalka sare ee Baarlamanka Somalia Cabdi Xaanshi Cabdillahi ayaa ku gacan seeray gudiga Doorashooyinka Gobolada Somaliland ee uu soo saaray Ra’isul wasaare Rooble .

Guddoomiye Xaashi oo arrintaasi ka hadalaya ayaa yiri : Waxaan caddeyneynaa in aaney dhexdhexaad aheyn oo lagu kalsoonaan karin, xubnaha loo soo xulay guddiyaga doorashada ee Dir waqooyi iyo heer federaal oo ay dowladda federaalka ah soo magacday oo badanookood ila hadda beeluhu aaney garaneyn meel laga keenay”

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!