-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Guddoomiye Mursal oo markii ugu horeysay ka hadlay mooshinka asigoo sheegay in la waafajin doono sharciga iyo xeer hoosaadka u yaala Golaha Shacabka.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:36 Second

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa soo saaray war qoraal ah oo uu ku saxiixan yahay gudoomiyaha oo ay warbaahinta ayaa lagu sheegay in 09kii bishan uu qabtay sida uu hadalka u dhigay mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya.

Qoraalka ayaa oo ku socday dhamaanba xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu sheegay in mooshinkan ay soo gudbiyeen xildhibaanno gaarayan 92 xildhibaan sidaa daraadeed  la waafajin doono sharciga iyo xeer hoosaadka u yaala Golaha Shacabka.

Warka ka soo baxay guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa u muuqda mid jawaab u ah qoraalkii uu shalay soo saaray xoghayaha Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux oo sheegay oo in uu jabay mooshinka kaddib markii uu soo buuxin waayay tiradii loo baahnaa.

Akhriso Qoraalka guddoomiyaha Golaha Shacabka :

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!