spot_img
spot_img
0 0

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:36 Second

Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane cumar maxamuud (cumar finish)ayaa maanta gudoomiye cusub u magacaabay dagmada Waaberi ee magalada Muqdisho.

Guddoomiyaha Dagmada Waaberi ayaa loo magacaabay Sugaal cali Ayaanle oo ka mid ahaay dhalin yaro horay ugu soo shaqeeyay shirkadihii kacay ee suuqa Forex ee maagalada Muqdisho ka shaqeyn jiray,waxan xilkaan laga badalay guddoomiyihii hore dagmada waaberi cabdi casiis Maxamed Jaamac.

Dagmada waabari waxey ka mid tahay dagmooyinka ugu nadaafda xun gobolka banaadir,waxana la filayaa in gudoomiyaha cusub uu wax ka qabto nadaafad xumida ka jirto dagmada.

Guddomiyaha gobolka Banadir ayaa bishii hore ee Agoosto waxa uu xilkii ka qaaday guddoomiyihii hore ee degmada Waaberi Cabdicasiis Cismaan Jaamac iyadoo maanta xilkaas loo magacaabay Sugal Cali Ayaanle.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

Latest article

error: Content is protected !!