Guddoomiye Cumar Finish Oo Wax Lagu Farxo Ku Tilmaamay In La Furo Waddooyin Muhiim U Ah Shacabka

0
78
0 0
Read Time:30 Second

Duqa Caasimada Muqdisho Mudane Cumar Finish ayaa aad usoo dhaweeyay furnaashaha waddooyinka Muqdisho,

Guddoomiye Cumar Finish oo ka hadlay munaasabada dib u furista waddooyinka Muqdisho ayaa sheegay in shacabka Muqdisho ay u tahay maalin farxadeed, maadamo loo furay waddooyinka ay ku dhibnaayen.

Wuxuu sidoo kale guddoomiyaha ka dhaawajiyay in weli ay jirto dhibaatooyinka waddooyinka qaar, balse shacabka ay dulqaad muujiyan dowladdana ay da`daali doonan inta karaankooda ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in shacabka reer Muqdisho looga baahan yahay inay si dhow ula shaqeeyan laamaha kala duwan ee Amniga si loo sii furo waddooyinka kale ee weli xiran.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %