Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo shaaciyey inuu ku fashilmay balanqaadkiisii sanad ka hor

0
225
0 0
Read Time:51 Second

Guddoomiyaha oo soo hadal qaaday jidadka xiran ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in sababta ay dhagaxda uga qaadi la’yihiin ay tahay amni darro weli jirta.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa sheegay in hada uu socdo qorshe amni loogu soo dabaalayo magaalada Muqdisho, kaas oo ka bilaawday labada gobol ee Shabeelooyinka, oo la geeyay ciidamo ka saara Al-Shabaab.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa madaxweynaha Soomaaliya uga mahad-celiyay garab istaagii uu u muujiyay muddadii sanadka eheed,wuxuuna sidoo kale shacabka caasimadda ku ammaanay sida wanaagsan ee ay ula shaqeeyeen isagoo ka codsaday in ay sii wadaan ka qeyb qaadashada horumarka caasimadda.

Weriyaha Idaacadda Kulmiye Farxaan Maxamed Xuseen ayaa warkan nooga diyaariyey.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %