Guddigii soo xula kuraas laba ah oo la shaaciyay

Date:

Share post:

Guddigii soo xula kuraas laba ah oo la shaaciyay

Guddiga maamulka doorashada Jubbaland ayaa xalay shaaciyay laba kursi iyo Guddi soo xulista ergooyinka, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulkaas.

Sidoo kale, kuraas labada ah oo kale ah HOP#133 iyo HOP#219. Kuwaas oo noqonaya kuwii ugu dambeeyay ee doorashadooda lagu qabto Magaalada Kismaayo.

Guddiga ma aysan shaacin xiliga diiwaangelinayo musharixiinta kuraastaan iyo xiliga la qabanayo doorashadooda, balse in ay shaaciyaan ayaa la rajeynaa saacadaha soo socda.

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
spot_img

Related articles

Mukhaadaraad Iyo Dadkii Ka Ganacsanayey Oo Lagu Qabtay Howlgal Laga Fuliyay Muqdisho

Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay aheyd waxaa ay howlgalo ka dhan ahaa maandooriyaha iyo dhallinyaro...

Dad Hor Leh Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Duqeymo Laga Fuliyay Gobolada Kyiv

Toban qof oo rayid ah, oo ay ku jiraan laba carruur ah, ayaa ku dhintey duqeymo ka dhacey...

Guddigii soo xula kuraas laba ah oo la shaaciyay

Guddigii soo xula kuraas laba ah oo la shaaciyay Guddiga maamulka doorashada Jubbaland ayaa xalay shaaciyay laba kursi iyo...

Siciid Abdillahi Deni Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweyne

madaxweynaha maamulka Puntland ayaa caawa magaalada Garoowe uga dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya,...
error: Content is protected !!