spot_img
spot_img

Guddiga Doorashada Koofur Galbeed Somalia Oo Xubno Cusub Lagu Daray

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Waxa saacado ka hor lagu dhawaaqay Gudiga doorashada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya

Baarlamaanka Koonfur Galbeed ee ayaa ansaxiyay xubno ka kooban 15 oo ka tirsan guddiga doorashada Maamulka Koonfur Galbeed.

136 mudane ayaa la sheegayaa in kulanka soo xaadirtay, codeyntii la qaaday 132 ayaa ogolaatay, 2 xubin ayaa diiday halka 2 kale ay ka aamuseen.

Dhinaca kale, habraaca doorashada iyo araajidii la qabtay waxba iskama badalin, waxaa loo balammay doorashada 28-ka bishan.

Musharaxiinta u tartamaya xilka maamulka Koonfur Galbeed ayaa si weyn looga dareemayaa magaalada ol-olahooda taas oo dhawaan ka dhaceyso Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!