Goodax Barre oo maanta Golaha shacabka hortagay iyo heshiis heshiis waxbarasho oo dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.

0
170
0 0
Read Time:18 Second

Sii-hayaha wasiirka waxbarashada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa maanta hor-tegay kulanka xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Wasiir Goodax ayaa baarlamaanka ka hor akhriyey qodobada heshiis waxbarasho oo dhex maray dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga.

Wasiirka ayaa xildhibaanada golaha shacabka ka dalbaday inay meel mariyaan heshiiskan oo uu sheegay in uu muhiim u yahay labada dowladood ee Soomaaliya iyo Turkiga.

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %