spot_img
spot_img

Gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka arday gaareysa 60 ayaa ka qalin jabiyay barashada Qu,aanka kariimka.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Gobolka Minnesota ee wadanka Maraykanka arday gaareysa 60 ayaa ka qalin jabiyay barashada Qu,aanka kariimka.

Ardayda ka qalin jabisay qu,aanka kariimka ayaa badan kooda waxa ay ku dhasheen wadanka Maraykanka .

Waxa ayna ka kala socdeen dhor iyo tobben Dugsi Qur,aan oo ka tirsan dallada midowga dugsiyada ee Minnesota.

Jaaliyada Minnesota ayaa wada dhaqdhaqaaq sare loogu qaada barashada Qur,aanka kariimka ayagoo isku dayay iney ka baaqsadaan in ill mahooda ay u diraan si ay dunida muslimka ah ay uga soo bartaan diinta Islaamka.

Waalidiinta iyo Macalimiinta Jaaliyada Soomaaliyeed ayaa qasoo qeyb galay qalin jabinta ardayda oo lagu qabta hoolka Shirarka ee Magaalada Minnesota

Waxeyna aad u bogaadiyeen hormarka ay ku tilaab saneyso jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan wadanka marekanka,Gaar ahaan ardayda dhameysatay Barashda qur,aan kariimka.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!