ganaax lagu riday haweeney ah xeer ilaaliye ku-xigeen oo khilaaf xoogan ka dhaliyay Garsoorka Dalka.(Akhriso).

0
204
0 0
Read Time:31 Second

Waxa soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xafiiska xeer ilaalinta guud kadib markii ganaax lagu riday haweeney ah ku xigeenka xeer ilaaliye ku xigeenka guud .

Qoraalo ay is weydaarsadeen labada garab ayaa muujinaya xaalada uu ku sugan yaahay garsoorka Dalka, oo sababay in ay wada shaqeyn karin Maxkamadaha iyo xeer ilaalinta.

Dowlada iminka talada dalka heysa ayaa dhawaanahaan wadday dib u habeyn lagu sameynayo Garsoorka Dalka oo hadda marayo meeshii ugu xumeed.

HOOS KA AKHRISO QORAALLADA.

Qoraalka jwbta u ah xeer ilaaliyaha la ganaaxayg

in

https://weheliye.com/xubno-ka-tirsan-al-shabaab-oo-lagu-dilay-gobolka-sh-dhexe/

Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %