spot_img
spot_img

Galmudug oo xilkii ka eriday wasiirkii arimaha gudaha maamulkaas.

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan

Madaxwayne Kuxigeenka maamulka Galmudug ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel kaas oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay Degmada Balanballe isla markaana uu jabiyay amar ka soo baxey Madaxwayne madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor.

Xil ka qaadistaa ayaa i maaneysa kadib markii wasiirka xilka laga qaaday shalay soo saaray guddi deegaan ay yeelaneyso dagmada Balanballe,taas oo ay ka godoodeen beelo saluugsan kuraasta ay halkaas ka heleen.

Wareegto uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa xilkii looga xayuubiyay Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel kaas oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay Degmada Balanballe .

Hoos Ka Akhriso Warqada kasoo baxday Xafiiska MW Ku xigeenka Galmudug.

- Advertisement -

More articles

- Advertisement -

Latest article

error: Content is protected !!