-1.4 C
Munich
Tuesday, January 25, 2022
0 0

Galmudug oo shaacisay xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud (Akhriso Magacyada iyo Beelaha ay ka soo jeedaan).

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:25 Second

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee maamul Goboleedka Galmudug ayaa shaacisay liiska xubnaha golaha deegaanka degmada Balanbale ee ka tirsan Gobolka Galgaduud.

Liis ay soo saartay wasaarada arrimaha gudaha ayaa lagu shaaciyay magacyada iyo beelaha ay ka soo jeedaan xubnahan cusub ee golaha deegaanka Balanbale.

Shaacinta liiskan ayaa ku soo beegantay xilli dilal aargoosi iyo aano qabiil ay ka jirto degmada Balanbale.

Toddobaadkan ayaa dad ku dhow toban ruux waxaa siyaabo kala duwan loogu diley deegaano hoos taga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud.

Halkaan ka akhriso liiska

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -spot_img

More articles

- Advertisement -spot_img

Latest article

error: Content is protected !!