spot_img
spot_img
0 0

Farmaajo oo dalbanaya in loo sameeyo muddo kordhin, Saxafiyiinta oo laga hor istaagay in gudaha u galaan golaha shacabka iyo wararkii ugu dambeeyay..

Must read

A.Husseinhttp://www.weheliye.com
Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Read Time:43 Second

Magaalada maanta Muqdisho waxa ka socdo diyaar garowga kulanka Baarlamanka federaalka soomaaliya oo la filayo in uu khudbad la wada sugayo uu ka jeediyo Madaxweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo oo goor dhaweed dib ugu laabtay Muqdisho.

Kulanka ay maanta Barlamanka labada guddi ay yeelanayaan ayaa waxa ka maqan gudoonka aqalka sare oo sheegay in uu ka war qabin,waxana xarunta baarlamanka kusii qulqulaya xildhibaanada fadaraalka.

Kulanka ayaa loo diiday saxafiyiiinta in ay galaan xarunta barlamanka ee filla Hargeysa,iyadoo uu amarkaas uu ka yimid Madaxtooyada,waxana socda dood ku aadan sidii saxaafada ay u tabin laheed kulanka maanta.

Kulanka oo uu dalbaday madaxweyne Farmaajo ayaa la ogeyn waxa uu kala hadli doono Barlamanka,Balse dadka taxliiliya siyaasada ayaa sheegaya in uu barlamanka ka dalban doono muddo kororsi oo ay heshiis ku yahiin gudoomiyaha golaha shacabka maxamed mursal sh.

Losoco waxiii ku soo kordha weheliye News Network

About Post Author

A.Hussein

Weheliye Online // Isha Wararka Sugan
Happy
Happy
0 %
Sad
Sad
0 %
Excited
Excited
0 %
Sleepy
Sleepy
0 %
Angry
Angry
0 %
Surprise
Surprise
0 %
- Advertisement -

More articles

30 COMMENTS

Latest article

error: Content is protected !!